Draft:Somali network

From Wikipedia, the free encyclopedia

Boon Majeerteen nuux maxamuud Manik Maxaad ka taqaan Taariikhada midgaha majerteen ee nuux maxamuud, nuux maxamuud loo na garan og yahay magaca gaalgale marka la joogo dhulka konfur waa mid ka mida midgaha qabiilka majeerteen ku wooda ugu waa wayn waxay ka Soo guureen gobolka nugaal horaanti 19th century waxayna u Soo guureen konfurta somaliya gaar ahaan gobolka shabeelada dhexe waxay na la dageen oo ood wadaag noqdeen beesha mudulood gaar ahaan abgaal waxay na ku noolaayeen deegaan kaas mudo badan. beeshan oo ah beelaha la heeb sooco ka na tirsan beesha majeerteen waxaa saameeyay dagaaladii sokeeyee ee ka qarxay wadanka 1991 dagaal kaas oo u dhaxeeyay hawiye iyo daarood markas oo loo beegsaday heebtooda iyo inay ka Soo jeedaan beesha daarood waxay dib ugu laabteen deegaan koodi nugaal oo marki horaba ay ka Soo guureen waxaa jirto tix Yar oo shirib ah oo dhax martay qabiilka gaalgale iyo abgaal tixdaas oo u dhigan sidaan Soo socoto abgaal ayaa ku shirbay, (hadaa ka guurtay geedi xeer garoowe goof ma kugu yaal). jawab celinta gaalgale waxay eheed (anigaan ka guurin goor hore garoowe goof waa iigu yaal) taas oo ku tusayso in marki horaba ay ka yimadeen garoowe iyo nugaal beeshan oo ah beelaha la hayb Sooco waxay Degaan meel badan oo wadanka ka mida sida gubolka jubbada hoose gaar ahaan magalada kismaayo xafada calanley.

References[edit]