Talk:Burtinle

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

DEGMADA BURTINLE[edit]

degmada burtinle waa degmo taariikhi ah oo u dhaxaysa magaalooyinka galkacyo iyo garoowe magaladu waxay aad u kortay burburkii kadib, waana magalada kala barta gobolada nugaal iyo mudug, waxaana dega beelaha reer cumar maxamuud, sida reer mahad, reer xirsi, reer aadan, iyo beelaha madhibaan sida reer horogle oo kambala dega iyo beesha faca weyn ee awrtable, deegankaan waxaa lagu wada dhista iskaa wax u qabso Xulke (talk) 06:38, 25 October 2022 (UTC)[reply]