User:Sayidali1/sandbox

From Wikipedia, the free encyclopedia
WikiProject iconSomalia NA‑class
WikiProject iconThis page is within the scope of WikiProject Somalia, a collaborative effort to improve the coverage of Somalia on Wikipedia. If you would like to participate, please visit the project page, where you can join the discussion and see a list of open tasks.
NAThis page does not require a rating on Wikipedia's content assessment scale.

Cumar Xasan Maxamuud

Cumar Xasan Maxamuud Cumar ISTARLIIN HEEB AHAAN KASOO JEEDA BEESHA GAALJECEL CALOOFI BEESHA BILAC> waxuu ku dhashay magaalada shaw ee gobolka hiiraan sanadu markey aheed 1919 waxuu kusoo barbaaray isla magaalada uu ku dhashay waxuu ku waxbartay banaadir 1960[1] waxaa loomagacaabay Gudoomiyaha Ugu horeeyay ee Duq xamar 1960 waxaa magacaabay madaxweyne aadan abdule aadan cade 1960-1968 ayuu xilkaas haay kadib waxuu waxuu waxbarasha u aaday dalka Italy 1969 asagoo dib usoo laabtay 1971 waxu noqday lataliyaha qaaska ah madaxweyne Maxamed Siyaad Bare 1974 waxoo lo magacaabay sasiifaka Norwey waxuu dib ugu soo laabtay dalka 1981 waxii xiligaa kadanbeeyay waxaa qilaaf soo kala dhaxgalay asaga iyo madaxweynihii kaligii taliska ahaaa waxuu aaday dalka sacuudiga halkaas uu macaarad iyo aas aas jabhad kasoo horjeeda ka dhan ah afweyna kaga dhawaaqay waxaa sacuudiga kula kulmay cali wardhiigleey oo asna ahaa baxsad siyaad bare kasoo caray hasa ahaatee cali war dhiigleey xiligaas kuma dhiiran kareey jabcada uu cumar ISTARLIIN ku dhawaaqay inuu ka qeyb noqda sawabtoo ah beeshiisa ma aheen beel hubeysan alaha u nahariistee Cumar ISTARLIIN WUXUU ku Geeri yooday 1986 magaalada riyaada ee dalka Sacuudiga sidaas ayey jabhadiisan ku bur burtay

  1. ^ Andersen, J. B.; Halberg, P.; Mygind, N. (1975-11). "Beclomethasone dipropionate aerosol treatment of hay fever. A dose-response investigation". Acta Allergologica. 30 (5): 316–325. doi:10.1111/j.1398-9995.1975.tb00208.x. ISSN 0001-5148. PMID 1960 – via Finished. {{cite journal}}: Check date values in: |date= (help)