User:Suber Celi/sandbox/Beeralaha Arab sheekh Isaxaq u Qaybsamo

From Wikipedia, the free encyclopedia

New article name goes here new article content ... Duriyada Arab sheekh isaxaaq waxay u Qaybsamaan Cismaan Arab , Cabdalle Arab iyo Celi Arab. Celi Arab wuxu u sii Qaybsamaa Muse celi, Suber Celi iyo Maxamed Celi. Suber celi wuxu u sii Qaybsamaa Axmed Suber , Ismacil Suber iyo Xaamud Subeer. Ismaciil Suber wuxu u sii Qaybsamaa 1.Reer abdi maxamud 2.Reer Alaale,3.xujayl ,4.Cigaal 5.Samakaab. Reer Samakaab waxay u sii Qaybsamaan 1.reer warfaa ,2. Reer Jamac 3.Reer Tukale, 4. Reer khayr, 5. Reer Daflo iyo 6. Nageeye

Duriyada Arab sheekh isaxaaq waxay u Qaybsamaan 1. Cismaan Arab 2. Cabdalle Arab 3. Celi Arab.

Celi Arab wuxu u sii Qaybsamaa 1. Muse celi 2.Suber Celi 3.Maxamed Celi. Hadaba, Suber celi wuxu u sii Qaybsamaa 1. Axmed Suber 2.Ismacil Suber 3. Xaamud Subeer.

Hadaba, Ismaciil Suber wuxu u sii Qaybsamaa

1.Reer abdi maxamud

2.Reer Alaale 3.xujayl 4.Cigaal 5.Samakaab.

Hadaba Reer Samakaab waxay u sii Qaybsamaan

1.Reer warfaa 

2. Reer Jamac 3.Reer Tukale 4.Reer khayr 5.Reer Daflo 6.Nageeye

External links[edit]