Jump to content

Talk:Ashma Kumari KC

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

Taariikh nololeedka sheekh ibraahim yelelle "ibraahim mad ibdow"

[edit]
  1. Sheekh_ibraahim_Mad_ibdow waxaa uu ku dhashay Degmada Tiyeeglow gaar ahaan Hugeey oo udhow Degmada tiyeeglow kagana taallo dhanka koonfur ; Sanafka marka uu ahaa 1952 .

Waxbarashadiisa : Qur'aanka waxaa uu kubartay Hugeey ee hoos tagta degmada tiyeeglow , Kadib waxaa uu aaday Degmada janaale halkaas ayuuna ka siiwatay waxbarashadiisa dhanka diiniga , kadibna waxaa uu ugudbay dhanka mogdisho ; Dugsigiisa dhexe iyo sare waxaa ka dhamaystay sheekh cali suufi .

Shaqada uu qabtay:- Waxaa uu kamid ahaa shaqaalaha warshada Onod oo kamid wasaaradda beeraha , kadibna waxaa loo dallacsiiyay maamulaha wasaaaradda beeraha Onod , kadibna waxa loo dallacsiiyay in uu ka shaqeeyo magalada afgooye , jalalaqsi iyo jowhar kadib mogdiaho ayuu ku soo laabtay .

Burburkii kadib : Waxa auu kamid noqday Xubin ururkii #SDM , ururkaas oo madax ka ahaa #Cabduqadir soobe ; Sheekh ibraahim yelelle waxaa uu ahaa xubnaha SDM kuwooda ugu firfircoona .

Kadib ibraahim yelelle waxaa lagu xiray magaalada baydhabo , waxaana xiray SNM , Xabsigaa baydhaba waxaa uu ku xirnaa muddo laba sana ah , Kadib cafis uu fidiyay Jeneral caydiid mudanaha maxaabiistii lasii daayay ayuu kamid ahaa .

Kadib sheekh ibraahim yelelle waxaa uu soo aaday dhankaa mogdisho halkaas ayuuna ka sii waday halgankiisa siyaasadeed , sidoo akle waxaa uu ahaa siyaasiyiintii odayaashii hormuudka uahaa dowlad dhiakii soomaaliyeed ; 2000 waxaa uu ka qayb galay shirkii carta . Ibraahim mad ibdow Aun ; waxaa uu ahaa xildhibaankii ugu horeeyay ee #yelalle , Khilaafkii ceel dureed ee beesha yelelle kadib waxa uu ku soo laabtay magaalada baydhaba muddo kadibna halyaygeenna allaah haunaxariistee waxaa uu dhintay 19-5-2008 , waxaa uuna ku aasan yahay qabuuraha abow asharoow ...

Allaah haunaxariisto siyaasi , caaqil , oday soomaaliyeed .Sheekh ibraahim yelalle ."Sheekh ibraahim mad ibdow " .. Yelelle (talk) 12:56, 4 August 2024 (UTC)[reply]