Talk:Qooney

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

Comment[edit]

QOONEEY wa magaala soomaaliyeed waxay katirsantahay degmooyinka gobolka gado. Qooneey waa magaala istiraatiiji ah waxayna isku xertaa wadooyinka aada somaliland,Kenya,itobiya. Magalada waxay ku tiirsantahay ganacsiga.waa magaalo qadiimi ah.waxana iskaleh oo dagan beesha faqi muxmad.