Jump to content

User:Abdurahman Dhepallo

From Wikipedia, the free encyclopedia

waxa uu ku dhashay burco kuna barbaarey hargiasa waxa uu wax ka soo bartay ilays primary and secondary schools sidoo kale waxa uu wax ka bartay abuhuriera oo uu quraanka ka xifdiyey 2015/23 march iyo sidoo kle miami collage 2017 iyo iqra collage 2019

Waxa aanu uu noqdeg youtuber 2020 kedip markii ay shaqo laan ka dhacdey magaalada hargiasa isagoo ka gaabsanayn shaqo dedaygiisa iyo xirfad kobcintiisa ayaa uu online courses ka qaatay tube study isagoo ka bartay darawalnimda iyo wiater staff iyo welipa customer services iyo kuwa kaloo badan.

Sidoo kale waxa uu soo maray xadhiidho dhanka jcaylka oo ila 5 xidhiidh ah qiyaastii .

Ugu danpayn wa ninka iska leh channelka dhepallo lyrics .