Jump to content

User:Ahmed Hassen

From Wikipedia, the free encyclopedia

Asc Magaceygu waa Ahmed Muhumed

Hassen waxaan ku dhashay wadanka Ethiopia gaar ahaan kilika aaydagto Oromad sandku markuu ahaa 1997 Waxaan kuu soo barbaaray magaalad Nageylo gaar ahaan Haro Waxaan sanadku markuu ahaa imaaday Xarad qaxootiga boqolmaayo ee wadanka Ethiapia 2011 waxan joogay mudo dhacay sadax sano waxaan uu baxay wadanka North American ilaa hada waan joog waxaan noolasheyda jacalaay asalkeygu waxaan uudhashay wadanka somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด gaar ahaan Jublanad Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด jadan waxaan jacelahay in noolasheyda aan somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด wax uu uu qabto waayo somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด waa daeygii hooyo waaan jacelahay waan ku dhartaa somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด


Wadanka somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด waxaa daga somali kali ah waxeyna haystaa Haldiin ah Hal language ah oo ah Somaliaโ€™ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hal diin ah oo Muslim 100%

Dear all Muslim Brothers
and Friends,
If you have package,
Please forward it to
our Muslim 
 Friends.

ุงู„ุฑุฌุงุก ุงุฑุณุงู„ู‡ุง ุงู„ู‰ ุงุตุฏู‚ุงุฆูƒ ุงู„ู…ุณู„ู…ูŠู† Muslim population:

1. Afghanistan 100% 2. Albania 75% 3. Algeria 99% 4. Angola 25% 5. Argentina 2% 6. Australia 2.09% 7. Azerbaijan 93% 8. Bahrin 100% 9. Bangladesh 85% 10. Bhutan 5% 11. Brazil 0.6% 12. Burma 10% 13. Canada 1.48% 14. Cntral africn rpblc 55% 15. China 11% 16. Egypt 94% 17. Ethopia 65% 18. Fiji 11% 19. France 7% 20. Georgia 11% 21. Germeny 3.4% 22. Greece 1.5% 23. Guinea 95% 24. Guyana 15% 25. Hongkong 1% 26. India 14% 27. Indonesia 95% 28. Iran 99% 29. Iraq 97% 30. Isreal 14% 31. Italy 1% 32. Japan 1% 33. Jordan 95% 34. Kenya 30% 35. Kuwait 89% 36. Lebanon 70% 37. Libya 100% 38. Maldives 100% 39. Malasiya 52% 40. Mauritius 19.5% 41. Mayotte 99% 42. Nigeria 75% 43. Oman 100% 44. Pakistan 97% 45. Phillipines 14% 46. Qatar 100% 47. Romania 20% 48. Russia 18% 49. Saudi arab 100% 50. Singapore 17% 51. Somalia 100% ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด 52. Sri lanka 9% 53. Sudan 85% 54. Syria 90% 55. Tazakistan 85% 56. Tanzania 65% 57. Thiland 14% 58. Tunisia 98% 59. Turkey 99.8% 60. UAE 96% 61. UK 2.5% 62. USA 3.75% 63. Uzbekistan 88%


uu gaaray Ahmed caawo ay tahay Taariikhda dd. mm. yy 11. 8. 2016 saacad u tahay 11:3pm wax walbo oo Noolasheyda ku saabsan waan badaliyaa waxaan rajeyniyaa inaa ku badalo kheyr farbadan . noolashu waa heer sare lkn wax walbo oo aad jaceshahay ma heleysid lkn muhiimadu waan in aad raadisaa waxii ku sababi lahaa waxa aad jaceshahay.


A SALAAM ALEYKUM WARAHMATULLAHI WABARAKATUH Waxaan halkaan kusoo kobiyama.Taariikhdeeda aniga waxaan ku dhashay wadanka. Ethiopia gaar ahaan magaalada nageyla hafad Haro. Sanadka markuu ahaa 1997 04 19 waxaa la soo barbaray Hooyo macaan iyo Aabo macaan. Maalin maalmaha kamid ah ayaa waxaa raaci jiray Ari, dhan 50 neef ilaa mudo dhan 4 Sano maalmaha kamid ah ayaan ku fikira in aan wax barto markaas ayaan Aabahay ayaa ku dhahay Aabo waxaan doonayaa in aan geyso school markaas ayuu igu yiri Aabo sharaabadi maad soo celin eehttps://docs.google.com/document/d/1DNzjjgctBqDjxIZqaW64ofuJlzpEaz4-d8TRtFaiCvc/edit? usp=drivesdk waxbarashada aad sheeko ma shaqeeya ee ee wax ma ku sheega Ariga, raac Aabo. Markaas ayaan fikira in aan aad school lkn wax waalida ah ma haysan in lkn nasiib. Wanaag waxaa meesha joogay nin lugu magacaabay. Abdikarim Hassen Bulle. Markaas ayaa u jeediyay in uu uga noqdo masuul wuu iga yeelay markaa waxaan ka bilaabay fasalka 1aad luuqada lugu baranaayo waa Oromo ilaah waxaan baranyay mudo dhan 4 Sano (https://docs.google.com/document/d/1DNzjjgctBqDjxIZqaW64ofuJlzpEaz4-d8TRtFaiCvc/edit?u sp=drivesdk asxaabta badan ayaan meesha isku baranay dhalinyaro Oromo ah. Maalin maalmaha kamid ah. Ayaan shaqo bilaabay runtii dhulkaa waxaa laga shaqeyn jiray Dahab, markaa waxaan isku dayey in aan barto shaqd dhulka. M arkaa waxaan gudo galay in aan qaato qalabka lagu shaqeeya lkn nasiib daro wax qarash ah maan haysan waxay isticmalayay mid loo tuuray here. Magaceeda waa (BAATI). Waxaan helay mid jaban waxaan aaday meesha dahabka lag qoto waxaa meesha joogay dad far badan marka wax aan sameyo ayaan garan waa wax lugu maqcaabo shoofo, ayaan dhadhaqay waxaan soo helay (hal boonti). Maalintaa wxii danbeeyay waan bartay sida loo shaqeytay. Meelaha aan ka shaqeynin jiray waxa ay ahayn . Meelo kale duwan ( ร—waxaan kamid ah (majaaro jajac ) tarragindi) beero) iyo meelo kale duwan waan meelo xasuus mudan -Waxaan kaabuun ,ahaan jiray aniga iyo Saciid. Malahan maalin kamid ayaa ayuu imaaday dhaxyeel hmed Daahir hassen Weydow .Aniga waxaan go.aansaday in aan raaaco aan soo barto reerka Awoowgey, xassen Weydow waxaan mudo joganay dhaxyeel waan soo baxanay aniga iyo A,Daahir waxaan soo aadnay xerada khaxootiga boqolmaayo sanadku markuu ahaa 2011 /2/23 waxaan imaanay xerada boqolmaayo mudo markii aan joogay ayaa soo qoratay qoxootiga waan soo laabanay aniga iyo Hooyo a amino.,lkn nasiib wanaag waxaan bilaabay School waxaan ka bilaabay fasalka 4 aad markii aan mudo jogaan waxaan bartay dhinyarad xafad Zone 0,waxaan kamid ahaa kureed,shataa,gesey,saadaq,Siraad, m,xed,A.razaq, iyo ku badan lkn qoxootiga waxaan ku soo maray dhibaato far badan aan iloobi karin Lkn aan halkaan ku soo koobi karin sanadka markii uu aha 2013. 8.25 Waxey Hooyo Aamina codsaday buufis oo dadka loo qaday America wuxun nosoday mudo dhan 2 Sano ah waxaan aheenay 14 qof oo kale ah. Aabo Hassen Weydow, Hooyo Aamina Nuurto,Daud,Nima,A . Daahir, Sahro, Ahmed M,Nassir, Shakur salmaan, Asmo, Sumiyo, Muhanad, dhamaan waxaan ahay hal family.