Jump to content

User:Apdisamad apdilaahi

From Wikipedia, the free encyclopedia

cabdisamad cabdilaahi iidaan "waxa uu la dhashay 4 wiil iyo 4 gabdhood wuxuu ku dhashay xaafada idaacad ee magaalada hargaysa ee gobolka maroodi jeex Waxbarashadiisii hoose wuxuu ku dhamaystay magaalada hargaysa Waxbarashadii dugsiga sarena wuxuu ku qaatay dugsiga sare ee 26 juune ee magaalada hargaysa Waxbarashadiisii dugsiyada Hoose .Dhexe. ilaa dugsiga sare wuxuu ku dhammaystay magaalad hargaysa waxa uu dhameeyay waxa uu dugisga hoose dhameeyay 2011 waxa uuna galay dugisaga sare ee 26 tuune sanadkii 2011 waxa uu dhameeyay dugsiga sare sanadkii 2015 waxa kale ee uu bartay cilmiga computer application waxa uu ka dhig tay tisqaad college 2015 ilaa 2016 waxa ee uu bartay cilmiga quraanka kariimka sanadkii 2006 ilaa 2008 waxa uu ka dhameeya dugsiga al xamdaan hada waaa arday dhigta jaamacada RIFT VALLEY UNIVERSITY waxa uu ku jiraa sanadkii labaad ee jamacada wexa uu bartaaa kuliyada ICTga INFORMATION TECHNOLOCHY