Jump to content

User:Celi muuse

From Wikipedia, the free encyclopedia

celi muuse taadikhda celi muuse

celi muuse waa qabil ka mida qabaa ilka habar awal waana curadka 7 wiil uu dhalay muuse subeer awal celi muuse degan ahaan waxay degaan gobolada Somaliland qaar ka mida iyo sidoo kale jabuuti iyo itobiya Somaliland waxay ka degaan gobolada hargaysa berbera (saaxil) burco (togdheer) iyo gabilay intaaso qabiilo kaleba degaan ayay iyaguna wax ka degaan

waxay u sii kala baxaan jilibo ama qaybo hoose laan laana

waxay noqdaan

celi waxa uu dhalay xasan iyo maxamed

iyaga iyo waxay ski dhalena waxay noqdeen beelo badan