Jump to content

User:Diibe88

From Wikipedia, the free encyclopedia

[1]Taariikhda jeneral ceydiid Maxamed Faarax Caydiid (carab:محمد فرح عيديد) (b.15 Diseembar 1934 – 1 Agoosto 1996) Wuxuu dhashay taariikhdumarkay aheyd 1934, wuxuuna ku dhashay Magaalada Beledweyne- ee Gobolka Hiiraan. Wuxuu ahaa mid ka mid ah jeneraladii  ciidamada dalka s Soomaaliya ,soomaray wuxuu ka mid ahaa jeneraladii dhulka soomaali galbeed ku jabshay ciidamada xabashida dagaalkii (1977). WAXBARASHADIISII . J.CAYDIID1946–1949:Dugsiga Hoose,dhexe:  Muqdish 1952–1953:Dugsiga Tababarka ee Dhanaane Accountancy and Office Management. 1953–1954:Dugsiga Xamar Jajab.

Dhanka Ciidmadda Iyo Xilaalkii UU SOO QABTEY (Military Academy][edit]

Wuxuuna ka qaatay Diploma. Wuxuuna ku bartay Cilmiga kala duwan ee Militariga (Military sciences), wuxuuna noqday Sarkaal Militari, Maadaama marka uu dalka ku soo noqday la Baabi’iyay militarigii talyaaniga ee ka jiray dalka, wuxuu ku biiray ciidanka Booliiska, darajadiisuna waxay aheyd labo xiddigle. 1956–1956: Wuxuu qaatay tababar- howlaha ciidanka, Mogadishu, Somalia. 1956–1960: Military academy- Cesano, Roma, Italy. Wuxuu ku soo qaatay tababarka Hogaaminta Ciidamada, wuxuuna ka qaatay Diploma. 1963–1966: Akademiyada sare ee Istaraatiijiyada dagaalka iyo hoggaaminta (Frunze Academy- USSR), wuxuuna ka qaatay Diploma 1957–1958: Taliyaha Saldhig Boolis ee Degmada Bakool, Gobolka Xudur. 1958:(Janaayo–Disembar) Taliyaha Qeybta ciidanka ee ee Gobolka Banaadir. 1959:Taliyaha Qeybta ciidanka ee Gobolka Jubbada Hoose. 1960:(1-da Luuyo) wuxuu ahaa sarkaalkii hoggaaminayay ciidankii saaray calanka Soomaaliyeed, dejiyayna calankii Talyaaniga saqdii dhexe. 1960–1962: Wuxuu noqday Taliyaha Tababarka Dhexe ee Ciidamada Xooga- Forte Bottego (Hadda Dugsiga Tababarka Xalane). 1962–1963:Wuxuu noqday Taliyaha Hawl gelinta, Tababarada iyo Sahanka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed. 1963–1966: Wuxuu noqday Wakiilka Ciidamada Soomaaliyeed u fadhiya dalka Ruushka (USSR). 1966–1968: Wuxuu noqday Taliyaha Hogaanka abaabulka iyo hawl gelinta. 1966–1968: Wuxuu noqday Taliyaha Hogaanka abaabulka iyo hawl gelinta. 1968 – 1969: Wuxuu noqday Abaan duulka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Qeyta Waqoo 1969–1975: Wuxuu ahaa Maxbuus siyaasadeed wuxuuna ku xirnaa Xabiska Mandeera. 1975 – 1977: Wuxuu noqday Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Aspiima. 977:Wuxuu noqday Xoogga dalka Soomaaliyeed, wuxuuna noqday Taliyaha Tababarada Militariga ee Xarunta Hiilwayne 1984 – 1989: Wuxuu ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya.

3-dii October Sanadkii 1993- wuxuu la Dagaalamay  Gen. Caydiid ciidamadii unisom oo hogaaminayay  usa ciidamada( raanjaris) ciidamo aad u tababaran oo mareynkanka 18 askari looga dilay.[edit]

1992-1994-kii Waxa uu Caydiid ahaa Hogaamiye Kasoo Horjeeday, Lana Dagaalamay Isbahaysigii UNISOM & UNITAF, ee ay Qaramada Midoobay sheegtay in lagu badbaadinayo Soomaaliya, halka 1994-1996-kiina uu Caydiid Madaxweyne ka ahaa Maamul Loogu Magacdaray Sal-Balaar.[edit]

BUUGAAGTA UU QORAY ·        1988:Wuxuu qoray (The Manifesto New United Somali Democratic Organization) (NUSDO). ·        1989: Wuxuu qoray: Democracy in Somalia- Its roots and its future. ·        1989:Wuxuu qoray:Recent up rising of Somali people. ·        1988:Wuxuu qoray: he preferred future development for Somalia. ·        1988:Wuxuu qoray:The revival Somali History, Culture and Civilization ·        1989:wuxuu qoray:Somali and Ethiopia iyo War Plane Manual. ·        1983:Wuxuu qoray:The Harbinger of hope in Somalia (A brief profile) LUUQADAHA UU KU HADLI JIRAY Soomaali, Talyaani, Ruush iyo English.

Dhimashadii Maxamed Faarax Caydiid =[edit]

General Maxamed Faarax Caydiid waxa uu ku geeriyooday Muqdisho, Soomaaliya, 1-dii Augost, 1996-kii. General Caydiid waxa uu u dhintay Rasaas uu la dhacay mid ka mid ahaa ciidankiisa, xili uu ku jiray dagaal siyaasadeed oo aad adkaa waqtigaas. Allaha u naxariistee, Muqdisho ayaa lagu aasay Marxuumka.[edit]

|}

  1. ^ "Gmail". gmail.com. Retrieved 2017-10-30.