Jump to content

User:Mo deeq

From Wikipedia, the free encyclopedia

MO DEEQ

[edit]

mo deeq waa wiil da'yar ah oo kasoo jeedo dalka som[1]alia kaas oo mar walba xiiseeyo waxyaabaha markaas socdo waa wiil jaamacad dhigto jaamacadiisana waxaa lagu magacaabaa jamhuriya university waxaa uu jecelyahay color ka blue sky ama light blue hadba saad u taaqaan waxaan rajeyn dono wax yaabo noloshisa ka mid ah inan kuu soo gudbiyay mo deq waxaa u ku dhashay magaalada muqdisho gaar ahaan xaafada warta nabadda ex war dhiigleey wuxuuna wax ka bartaa jaamacada jamhuriya university of science and technology[2] kasoo kabarto faculty of computer application

Akhrin dheeraad ah

[edit]

waxaad ogaan wakhti dhow ka dib

TIXRAAC

[edit]
  1. ^ "Somalia", Oxford Art Online, Oxford University Press, 2003, retrieved 2023-03-12
  2. ^ "Jamhuriya University of Science and Technology (JUST) – Home of Quality Education". Retrieved 2023-03-12.