Jump to content

User:Mohamed matic

From Wikipedia, the free encyclopedia

MAXAMED FARAX MAXAMUD wuxuu dhashay sanadkii (1997) wuxuuna ku dhashay magalada muqdisho gar ahaan isbitalka sos, wuxu bilaabay wax barashada dugsi Quran ka sanadkii (2005) xilligaas uu dagnaa dagmada dayniile qaasatan xaafada {X.T.F.W} AMA [ Xero jarmal ] wuxuu la noolaa wuxuna ahaa wiil ay aad u sareyso fahmada uu rabbi ku manaystay isagoo kaga faa'ideystay si wanaagsan ..3.. Sano ka dib waxaa usurta gashay inuu Quran.ka kariimka ku dhameeyo dusi ku yaal degmada ceelasha biyaha oo ay xilligaas asiga iyo qoyskiisa u qaxeen halkaa ka dib dagaalo baahsan oo qabsaday magaalada muqdisho awgeed wuxuna Qur'an ka dhameeyay sanadii (2008) wuxuna isla sanadka hore usii watay wax barashadiisa wuxuuna bilaabay PRIVATE.ENGLISH ahaa uu ku agyaalay xaafada shareeco oo ah halkay ka dagnaayen demada celasha biyaha wuxu ka baranayay private,kaas oo la oran jiraY AL-CIMRA luqada englis,ka ka dib ..6..bil markuu dhameyay ENGLISH COURSE, Wuxuu sii dar dar galiyay heerka wax barashadiisa isagoo markaana bilaabay SCHOOL Lagu magacaabo ABLAAL PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL. Isla sanadii (2008) wuxuuna ka bilaabay fasalka (4) afaraad ee dusiga hoose.

a dhameeyay

dham school, kii uu dhiganay sanadku markuu ahaa (2014) xilliga oo ay kuso laabten asiga iyo qoyskiisa wuxuna ku dhameyay dugsigisa sare magaalada muqdisho sanadkaas.

QEYBTA KOBAD (1) EE TAARIIKHDA