Jump to content

User:Mukhtar Ina Ahmed

From Wikipedia, the free encyclopedia

RABDHUURE

Rabdhuure, waa Degmo katirsan Gobolka Bakool oo katirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxeyna kamid Tahay Degmooyinka ugu Nabada badan Ee Somalia

BULSHADA KUDHAQAN

Rabdhuure oo ah Degmo katirsan Gobolka bakool waxaa kudhaqan bulsho aad utira badan kuwaas oo ah kuwa ugu saameynta badan. Beel ahaan markii loo Eego Rabdhuure waxaa iska Leh Beesha LIGSI oo Ah Beelaha ugu weyn Beelweynta HADAMO

Waxaa laga soo doortey Senator Hon Hussein shaikh mohammud ooh senator katirsan Aqalka sare Ee Baarlamaanka Dowlada Federaalka somaalia

YAA XUKUMA?

Waxaa jooga oo maamula Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Qeeb ka ah Dowlada federaalka soomaalia

Dhaqaalaheeda

Rabdhuure Dhaqaalaheeda ugu weyn wuxuu kutiirsanyahay Ganacsiga kaas oo Ah in loo iib keeno xoolaha Nool sida Geela, Ariga iyo loda. Sidoo kale waxaa loo iib keenaa Dalaqa kabaxa Beeraha sida Galeyda masagada Tigirta iyo waliba Qudaarta kala duwan sida Qaraha Basasha iyo IWM