Jump to content

User:SOYAD

From Wikipedia, the free encyclopedia

Magaca Ururka: SOMALI YOUTH AGAINST DRUGS Soo Gaabin: SOYAD Warbixin kooban Waa urur aan dowli ahayn, oo ay aasaaseen 20/09/2017 koox dhalinyaro aqoonyahanno ah kuwaas oo dareemay baahida loo qabo in la helo dhalinyaro isku howsha ka qeyb qaadashada hormarka dalka, si aan uga qeyb qaadanno dhaqdhaqaaqa hormarineed ee kajira dalka waxaan isku xilqaamnay in aan adeegsanno doorka dhalinyarada waxbaratay ay ku leeyihiin hormarinta bulshada. Waxaan ogaanay in bulshada qattaro fara badan ay kasoo wajahaan isticmaalka maandooriyaha, iyada oo ka saameysay xag dhaqaale, amini, iyo dhaqan intaba. taas ayaa waxey nagu dhalisay in aan u istaagno ka wacyigalinta iyo ka hortagga qattaraha maandooriyaha uu ku yeelan karo bulshada dhexdood. Ururka SOYAD waxa uu diiradda saari doonaa la dagaalanka maandooriyaha iyo baabi’inta caruurta daebijiifka ah inaga oo ka shaqeyn doona in ay helaan nolol ka fiican tan haatan ay ku noolyihhin. Nuuca ururka: • Aan Dowli Ahayn • Aan Xisbi Ahayn • Aan Urur Diimeed Ahayn • Aan Faaiido Raadis Ahayn • Aan Siyaasadeed Ahayn • Urur Ka Shaqeeya Arrimaha Bulshada