Jump to content

User:Sahnoun10/sandbox

From Wikipedia, the free encyclopedia

Sahnuni Cabduqadir Axmed Wuxuu ku Dhashay Muqdisho, Dagmada Warta Nabada 10 October 1994 Waa mid kamid ah dhalinyarada ku nool Magaaladiisa Muqdisho Sahnuuni Waxa uu ka Soo jeedaa Dagmada Bacadweyne ee Gobalka Galgaduud Dhanka Dowlad-gobaledka Galmudug State. Sahnuni wuxuu wax ku bartay Muqdisho heerka dugsiga hoose iyo dhaxe wuxuu ku qaatay dugsiga [1] Dugsiga sare na wuxuu ku qaatay Dugsiga [2] Heerka koobad ee wax barasho wuxuu ku qaaatay Jamacada Hope university Fuculty of PA 2014 Isla heerka kobaad uu ka diyariyay IR jamacada Modern University