User:Saraar

From Wikipedia, the free encyclopedia
Flag of Somaliland

Mahamed Alanle Muse Burao, somaliland

Today is 14 May 2024
The time is currently 22:32:11 UTC.
Soomaaliya hanoolaato! Long live Somalia and her people!
soIsticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
en-3This user can contribute with an advanced level of English.

Maqaaladii ugu dambeeyey[edit]

14 May 2024


! colspan="2" style="background-color: #c1cdc1; text-align: center;" | Beel beelaha Soomaaliya ka



maxamed calanle muuse محمد علنلي موسي[edit]

maxamed calanle muuse waligii waxa uu aad iyo aad u jecelyahay wax akhriska iyo qoraalka aadna wuu ugu farax sanyahay

Translation[edit]

Greetings!Could I ask you to translate this article into Soomaali?You may shorten it as possible to contain only the basic informations. If you want me to translate any article into Chinese,contact me without hesistation. Thank you very much!--冰热海风 13:28, 25 Juun 2009 (UTC)

Request for Help, please[edit]

Translation of a short story[edit]

Hi my friend!

I would like to request something from you. Yes, translation. I hope, it's not a bad thing for you. Some years ago I wrote a (really) short story about a lonely man (actually symbolized the Saami nation). I translated into some languages and I thought, it would be great to have it more, like also in Somali :) I made this page, the English translation is somewhere there. You can put the Somali translation there. Thank you again! Sorry for my disturb... :( - hu:User:Eino81

Translation request[edit]

Hi Saraar, would you be so kind to help me translate this article into Soomaaliga? Please. It's about a Chinese philosopher and is listed as one of the articles every Wikipedia should have. If you think that article is too long, here is a short version: "Confucius was a Chinese thinker and social philosopher, whose teachings and philosophy have deeply influenced Chinese, Korean, Japanese and Vietnamese thought and life. His philosophy emphasized personal and governmental morality, correctness of social relationships, justice and sincerity." Thanks a lot! --Amaqqut

Request for help, please[edit]

Dear Saraar, nice to meet you. I'm wondering if you would be so kind to write a few sentences in this article? Thank you very much for any advice or help you could offer. I hope to hear from you. Sincerely--Brezza del mare 06:32, 1 Diseembar 2009 (UTC)

Aniga[edit]

maxamed calanle muse

Aaad ayuu u taariikh dheeryahay.shacabka aan anigu kasoojeedaa.waana kan ugu qadiimsan caalamkan aan ku noolnahay.waxa aan ku hadlaa luqad qadiima oo aankaligay ku hadlo.anigu waxa aan ku noolahay dhul aad u qadiima.dhul aan isaga ahyna kuma

noolaan.aniguna waxaan kasoojeedaa dhulkaas.tani waa naftayda. waxa aan kali ku ahay.caalamkan aadka u wayn.waxa aan ahay kali umadaydiina waxa ay dhamaatay xili aad u fog.aniga kaliya ayaa kahadhay kaligay ayaan ahay waxa aankuhadlaa luqadaydii qadiimka ahayd kaligay.waxa aan ujeediyay wajiga .dariiqan lagu magacaabo nolosha.waxaan cunaa roodhida wxaan.cabaa.biyaha anigoo kali


ah.anigu waxaan ahay ka qora kutubtayda oodhan ee akhriya.waxa aan fuulaa buuraha.kadanbeeya gurigayga.waxa aan ka ugaadhsadaa kaluunka.gurigayga hortiisa wabi kuyaala.maalin kasta wxaan aada.kaynta.waanaan fakaraa.anigu waxa aan jecelahay kalinimada.markii aangurigayga ka aaday meel fog ayaan waxaan arkay.dad kale oo qaarkood ay kayimaadeen dhulkaygii.aadna waan ugu farxay. waxaanaan


siiyay cunto iyo cabitaan iyo waliba meel ay gurigayga kajiifsadaan. hadana...waxa iiyimi.qaar aanaan garnayan.iyaga oo iyaga oo iiga waramaya halkii ay kayimaadeen.iyaga oo iiga.waramaya.waxay.tahay.in aan sameeyo.iyo.wixii.waajibigu.ahaa in aan sameeyo.laakiin halkan dhulkan anigu waxaan ahay sayidkii iska lahaa.aniguna waxaan ahay qofkunool dhulkiisii. waakaas gurigaygii qadiimka haa kaas oo ay kunoolaayeen aabahay iyo awoowgay. kani waa dhulkaugii.kanina.waa gurigaygii.ana kaligay ayaan halkan kunoolahay

Som (szlovák változat)  [szerkesztés]

Stub requests[edit]

Hi! Do you do stub requests?

There are some U.S. school districts and library systems that need articles in Somali (particularly Minneapolis area) - Are you interested in writing some stubs in Somali?

Also en:Mogadishu University needs a Somali article too

Thanks, WhisperToMe 05:58, 31 Maarso 2011 (UTC)

In case you are interested, I'll create a list of articles to make stubs at at a userpage.
User:WhisperToMe/Education
It has website links in Somali, so you have Somali language content to work with
WhisperToMe 23:33, 8 Abriil 2011 (UTC)

en:User:Saraar