Jump to content

User:Sucdi mohammed hersi

From Wikipedia, the free encyclopedia

i was born in mogdisho my name is sucdi mohammed hersi dhiblaawe dhubad jaamac xildiid muuse aabaaheey waa tumaal reer cismaan magaranaayo wixii kuxigo hooyadeey waa saciido maxamuud ciise maxammed diraac shaarbacade hooyadeey waa majeerteen cabdirihiin ibraahim hooyadeedna waa cumar maxamuud reer xirsi aaden xaawo or faadumo xaanji goolnuug hooyaa garoowe qardho gaalkacayo boosaaso i geeysay but aniga ciyaalkii xamarku dhashey baan ahaay aabaheey wuxuu ku magadheeraa faraweeyne ceeyle shirkada birimaal buu boss ka ahaa awoowgeeyga aabaheey dhaley waa reer mudug wuxuu ladagaa hooyo reer abtigeeda majeerteen cumar maxamuud reer xirsi awoowgeeyga aabaheeyga dhaley waa reer mudug tumaal reer cismaan magaciisa waxaa ladhahaa xirsi dhiblaawe dhubad jaamac xildiid muuse hooyadeey aabaheeda waxaa ladhahaa maxamuud shaarbacade waa majeerteen reer qardho cabdirixiin ibraahim wuxuu ahaa sadex xidigle askari caan ah oo u dagaalamo dalkiisa hooyaa ii sheegtey aniga qabiil ma aqaani soomaaliya soomaali beey ii tahay nimanka ama aboowe ayaan iraahdaa ama adeer or abti islaamahana waxaan iraahdaa habaryar or eedo or abaayo qabiil qabiil ma aqaano aabo anoo yar buu xamar ku dhintey aniga qixii xamarbaan kusoo korey aad baan u yaraa hooyo waxeey igu tiri 1985 baan dhashey but wiil adeerkeey dhaley oo ingariiska i keeney baa 1984 igu keeney dugsi sare garoowe ayaan dhiganaayey 2003 guurbaa la igu qasbey inaan guursado oon soo raaco asiga 2004 ingariiskaan wiilkeeygii curadka ku dhaley afar caruur ah ayaan heystaa 3 wiil iyo gabar 2011 baan ninkii kala tagney 2014 baan damcay mid igu yiri waan ku jeclahay inaan guursado meel xun beey igala dagetey waxaa leeygu fadeexeeyey onlineka oo ey leeygu matalaayo ilaaheey baa ii ogaa waxaan rabey inaan guursado waan is af garan weeyney malaha ingariis buu ahaay waan cafiyey ilaahey ha iga dambi dhaafo baduu ila galey lacag iyo cadaanimo midna kuma aan raacin wuu iga nixiyey markuu igu yiri waan ku rabaa madoonaayo inaan ku waayo waan ku jeclahey naag maqabo 32 ayaan jiraa buu igu yiri maan aqoonin straight or gay wuxuu ahaa gabar masaakiin baan ahaay waxaan is iri malaha wuu ku jecelyahy ha riixin iska guurso sucdiyeey maxumeeyeen haduu i afgaranaayo waan is af dhaafney ama is fahmi weeyney my email adress is sudihersi@aol.co.uk i live in united kingdom last 13 or 14 years i come here 2004 uk i have passport is written1979 my ex did dont know why he did it thank you for everything