Jump to content

User talk:Nogobaawi

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia


Maxay caan kutahay Degmada_Garbo Gobalka Nogob.[edit]

Garbo. Garbo waa Gobolka Nogob ee deegaanka somali state,

Gaar ahaan  dhulka lagu magacaabo (dhadhiin)
Oo ah dhul aad u balaadhan 

Meelaha degaanka somali state caanka ka ah Waxaa ka mid ah,

Banka sibi, banka ilaha, dhaba jiriso, Ceelka malayko oo isna hada magaalo dhismatay ay kutaalo Sidookale ceelka mugwayn ,iwm.

garbo baaxad ahaan waxay ku,fadhidaa dhul aad ubalaadhan. Garbo waxay caan kutahay ganacsiga,dhul daaqsimeedka,xoolaha,beeraha,iyo dad aad uwanaagsan oo gob ah.

Garbo ayaa soomartay,burbur iyo dhibaato waxyeelaysay, koboceedii iyo dhismaheediiba. magaaladan ayaa waxaa kunool dad aad ubadan. hada ayaa waxay ku,socotaa si xawli ah dhanka. dhismaha iyo horumarka kalaba waana magaalo caan ah.

Waxyaabaha garbo lagu xasuusto. Yaandhudii Garbo, garbo laydh maleh, Balse waa magaaladii qalbiga

Garbo Cadey Magaladi Qalbiga